2023: Isdiiwaaangelin

From Wikimania
This page is a translated version of the page 2023:Registration and the translation is 75% complete.
Outdated translations are marked like this.


16–19 August 2023, Singapore and Online
Diversity. Collaboration. Future.

Isdiiwaangelinta wikimania ee 2023 hadda way furantahay! Isdiiwaangeli si aad noogala soo qeyb gasho kulanka Singabuur ama qaab online ah.


Fadlan fiiri qodobka siyaasadda isdiiwaangelinta.

Kulanka online-ka ah ee wikimenia, iyo isdiiwaangelintaba, waxay ka qabsoomayaan eventyay-oo ah madal furan oo isugu jiranta kulan isku dhaf ah oo u dhacaya qaab toos ah iyo qaab online ah.

Haddii aad minxo ka heshay Hay'adda Wikimedia ama hay'adaha la xiriira, waxaad qaab email ah u heli doontaa nambarka sirata ah ee isdiiwaangelinta iyo xogta la xiriirta.

Kulanka tooska ah waxaa laguu qabaa qarashka qadada inta u dhaxaysa 16-19 Agoosto; qarashka cashada inta u dhaxaysa 16 ilaa 19ka Agoosto. WiFi iyo meel aad wax ka jaajaraysato oo aad ka heli doonto hoolka kulanku ka dhacayo.